Yodha Afsomali ✪
Sheekada ugu weyn waxay bilaabataa marka diyaarad ay la socdaan dad badan la afduubto. Arun wuxuu isku dayaa inuu badbaadiyo rakaabka, laakiin howlgalka ayaa fashilma, taas oo horseedda in ciidanka laga eryo, laguna eedeeyo inuu yahay qof aan xirfad lahayn. Soo Laabashada Arun